Iska hor imaadka masjidka Al Aqsa

Qudus(SLpost)-Iska horimaad ayaa ka dhacay masaajidka Alaqsa ee magaalada Qudus, halkaasi oo booliska Isalariiliyiita iyo dhalinyarada falastiniyuuntu iskaga hor yimadeen. Wax yar uun ka hor intaan sannadka yuhuudu bilaabmin.

150624144034_al-aqsa_640x360_reuters_nocredit

Falastiniyiinta ayaa sheegay in masaajidka ay soo galeen bilaysku isla markaana ay waxyeelo gaadhsiyeen.Ciidamada Israel dhankooda waxay shegeen inaty albaabada laga galo masaajidka xidheen, kadib markii dhalinyaradau ay gudaha masaajidka isagu tageen oo ay dhagaxaan kusoo shiideen booliska.