“Inaan Wasiir Noqdo Shuruudo ayaa ku xidhan” – Prof Axmed Ismaaciil Samatar

Hargeysa (SLpost)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ka qayb-galay dood cilmiyeed uu ku weheliyo Prof Cali Khaliif Galeydh oo shalay ku qabsoontay magaalada Berbera, taas oo labada aqoon yahan  su’aalo lagu weydiinayey, ayaa ka jawaabay weydiin la hordhigay oo ku saabsan haddii ay suurtagal tahay inuu qaadanayo xil-wasiirnimo oo looga magacaabo xukuumadda Xisbiga Kulmiye.

 

Dood-cilmiyeedka ay labada Prof ka qayb-galeen ayaa lagaga lagaga hadlay Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Somaliland, iyadoo qodobkan su’aalo badan oo doodo kala duwan dhaliyey ay bulshada kulanka ka qayb-galay ka weydiiyeen labada aqoon yahan.

 

Haddaba Jawaabta uu su’aashan ka bixiyey iyo hadalka Prof Axmed Samatar, kaga bogo muuqaalkan hoose