Imtixaannaadka Jaamacadda Hargeysa oo laba todobaadka bilaabmay iyo Maamulka oo ka hadlay

JaamacaddaHargeysa (SLpost)- Waxa maanta si rasmi u furmay Imtixaanaadka kulliyadaha kala duwan ee Jamacadda Magaalada Hargeysa oo Sabtidii todobaadkan la furay, kadib markii todobaadkii hore loo xidhay rabshado ka dhashay khilaaf dhexmaray maamulka iyo macalimiinta jaamcaddaas.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, ayaa kormeer ku maray Xarunta Jaamacadda oo ay ka socdeen imtixaanaadka Kulliyadaha Jaamacaha Hargeysa.

Halkan hoose ka daawo