Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare ee Somaliland oo si rasmi ah uga bilaabmay dalka

Hargeysa (SLpost)- Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasallada 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Fasallada 4aad ee Dugsiyada Sare ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah uga furmay guud ahaanba gobollada iyo degmooyinka dalka, waxaana sannadkan u fadhiistay ardaydii ugu tirada-badnayd.

FAAHFAAHINTA WARKAN IYO MASUULIYIINTA WASAARADDA WAXBARASHADA OO KA HADLAYA, KA DAAWO MUUQAALKAN