Hoos-u-dhac ku yimi Sayladda Xoolaha ee Hargeysa iyo Dhaliilo dul-hoganaya Wasaaradda Xannaanada Xoolaha (WARBXIN)

Hargeysa (SLpost)- Sayladda Xoolaha ee magaalada Hargeysa, ayaa hoos u dhac ku yimi qiimaha lagu kala iibsanayey maalmo ka hor iyo weliba tirada maalin walba la kala gadan jiray, intan mooshinka Xajku jeestay.

 

Dadka ka shaqeeya Sayladda Xoolaha ee Hargeysa, ayaa sheegay inay baafinayaan Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland iyo Dowladda hoose ee caasimadda Hargeysa oo ay dhalliilo u jeediyeen.

 

Muuqaalkan Hoose kaga Bogo Warbixin laga diyaariyey Arrintan.