Hoggaamiye Xirsi oo Hanjabaad u diray Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi iyo Dhaliilo uu jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Cali oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa farrimo isugu jira dhaliilo iyo Hanjabaad u diray Xukuumadda Xisbiga Kulmiye ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

 

Muuqaalkan Hoose Kaga bogo Hadalka Xirsi Cali Xaaji Xasan