Hey’adda Xuquuqda Aadamaha (HRW) oo Dawladda India ku Dhaliishay Wax Ka Qabashada Kufsiga Dalkasi Loogu Gaysayto Haweeenka

Hargaysa (SLPOST)-Hey’adda xuquuqda bini’aadamka u doodda ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in dalka  India ay sanadkasda kumana carur ah lagu kufsado.
hayada ayaa daha ka rogtay i ayna dowlada india waxba ka qaban kufsigasi, isla markana ay  ku guul darreysatay inay wax ka qabato xadgudubyada iyo kufsiga lagula kaco carruurta dalkaasi.
Hey’addu waxay sheegtay in sanad walba lagu soo warramo in la kufsado in ka badan toddobo kun oo caruur ah.

Human Rights WatchKumanaan carruur ah ayaa sanad walba la kufsadaa dalka India ayaa ay tidhi hayadu oo an waxaba laga qaban  halka  qaar kale oo dhibanayaan ah ayaa loo geystaa xadgudubyo,
Hey’addu waxay sheegtay in sanad walba lagu soo warramo in la kufsado in ka badan toddobo kun oo caruur ah.

Warbixintan cusub ee ay soo saartay ayay ku sheegtay hey’addu in carruurta dhibanayaasha ah inta badan ay si xun ula dhaqmaan ciidanka booliiska.

warbixintan ay soo sartay hey,adu ayaa ku soo bagantay xili bari dhowayd ay gabadh kufsi lugu gaysday dalkasi ay uu dhimaty.

Somalilandpost
Hargaysa