Heshiis talaal Ebola oo la saxeexay

Hargeysa(SLpost)-Hayadda Gavi ee talaalka, ayaa la saxiixay heshiis shan milyan oo dollar shirkada daawooyinka ee Merck, si ay u helaan daawada talaalka Ebola ee la tijaabinayo.

160120114141_ebola_640x360__nocredit

Heshiiskan, ayaa Merck ay samayn doontaa saddex boqol oo kun ee daawada talaalka oo diyaar noqonaya tijaabo bilaha soo socda.

Talaalka ayaan wali ogolaansho lama siin isticmaalkeeda, laakiin tijaabo lagu sameeyay sanadkii hore ayaa lagu helay inay ku fiican tahay inay ka hortagto Ebola.