“Hay’adaha Nabad-gelyada ka Shaqeeya iyo Gaalada Wareegaysa Tuulooyinka ee Odayaasheena Dhexmaraya, waa Arrin fool-xumo weyn innagu ah” – WARANCADDE

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland Md.Cali Maxamed Warancade, ayaa qaar ka mid ah Hay’adaha Caalamiga ah ee dalka ka shaqeeya ku eedeeyey in ay dhaq-dhaqaayo nabadgelyo darro ah ka wadaan dalka, isaga oo sheegay in ay ka warhayaan hay’ado taga tuulooyinka iyo meelaha Miyiga ah oo la kulmo Odayaal-dhaqameedka.

Wasiir Waran-cadde oo Dhex-dhexaadinta Guddiga Guurtidu ka Dhex bilowday Garabyada Kulmiye ku micneeyey Mid lagu saxayo Khalad Sharci oo dhinacyada midkood ku kacay (DAAWO)Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa, waxa uu ku hanjabay inay tallaabo Adag ka qaadi doonaan hay’ad kasta oo Xukuumadda u soo gudbin weyda Hawl-qabadka ay dalka u joogto.

HALKAN KA DHEGAYSO

SOMALILANDPOST.NET