Hargeysa: Xaddiga Lacag iyo Dhul taakulo ah oo D/Hoose ugu gurmatay shirkadda Alkheyraad oo hantideedu shuf-beeshay

Hargeysa (SLpost) – Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud (Soltelco) oo uu weheliyo maayar kuxigeenka Cabdicasiis Caga-weyne, ayaa kormeer ay ugu kuur-galayaan ku tagay wershadda Samaysa Furaashyada Ee Kheyraad oo dab qabsaday xalay isla markaana khasaare ba’an u geystay hantida shirkadda.

Maamulka Caasimada Hargeysa waxa ay masuuliyiinta shirkadda Alkheyraad ku wareejiyeen Adduun Lacageed iyo dhulbannaan oo lagu caawiyey shirkadda.

Faahfaahinta Warkan Ka daawo Muuqaalka Hoose.