Hargeysa: Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Cidda ku guulaysatay Mashaariic fulintooda loo tartamay

 

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey Shirkado ku guulaystay Mashaariic kala duwan oo tartankooda hore loo naadiyey, kuwaas oo ay ku tartameen shirkado iyo shaqsiyaad muwaadiniin ah.

Kulan maanta ku qabsoomay Xarunta Guddiga Qandaraasyada Qaranka, isla markaana ay goob-joog ka ahaayeen Xubnaha Guddiga Qandaraasyada, Shirkadaha tartanka ka qayb-galay iyo masuuliyin ka tirsan Dowladda, ayaa lagu shaaciyey magacyada shirkado ku guulaystay Mashaariicda oo loo fulinayo hay’adaha dowladda.

Ugu horeyn waxa halkaas ka hadlay Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland Mr Nuux Maxamed Xuseen oo halkaas ka shaaciyey cidda ku guulaysatay ee fulinaysa Mashaariicdan.

Warkan oo Faahfaahsan ka Daawo Muuqaalka Hoose

 

Somalilandpost.net

Hargeysa, Somaliland