HARGEYSA: Faahfaahin Dheeraad ah oo ku saabsan Khasaaraha ka dhashay Dab ka kacay Xarunta Ganacsi ee KAAH

dabkaHargeysa (SLpost)- Xarunta Ganacsi ee KAAH oo ku taala Bariga magaalada Hargeysa, ayaa maanta ku shuf-beeshay dab ka kacay Kaalin-Shidaal oo ku taala xaruntaas, waxaana halkaas khasaare kala duwan ka soo gaadhay kaalintii xaruntaasi lahayd oo dhammaanteedba shuf-beeshay iyo gaadiid yaalay barxadda hore ee kaalinta.

Warka Faahfaahsan halka ka Daawo