Hargeysa:-Alle Hawnaxariistee Waxa Geeriyooday Wariye Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Bay) Oo Mudooyinkanba Xanuun u Jiifay

Hargaysa(SLpost):-Weriye Cabdiqaadir Maxamed Ciid Bay Oo Ka Mid ahaa Wariyasha Rugaadaga Ee Somaliland Isla Markaana Ka Hawl Gali Jiray Shabakada Hadhwanaagnews Ayaa Saaka Ku Geeriyooday Cusbataalka Weyn Ee Magaalada Hargeisa Alla haw naxariistee waxa saaka abaaro 4:30 subaxnimo magaalada hargeysa ku geeriyooday marxun Wariye Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Bay)oo ahaa foollaadka hore ee saxaafada Somaliland,

Hargeysa

sidoo kalena waxa uu ahaa qoraa wayn Oo Ka Mid ahaa Khasiyaadka Qoraladiisa Lagu Nasto Laguna Raaxaysto Waxana Uu Ahaa Wariye Ku Suntan Dhaxdhaadnimada Iyo Ka Hadalka Hormarka Nolasha .Waxaana marxunkan oo in muddo ah xanuun u u jiifa gurigiisa uu saaka ku aroortii hore ku geeriyooday magaalada hargeysa Waxa.

Waxaana la filaya in marxuunka la aaso laguna tukaddo salaada duhur.