Hargeisa-Xisbiga kulmiye oo wacdaro ka dhigay fagaraha beerta xorriyada

22552376_318134668655646_1995346728474453765_n

Hargeisa-(Somalilandpost)-waxa maalintii labaad galay ololoha doorashooyinka somalialnd ee lagu dooran doono madaxweyne bedalidoona madaxweyne silaanyo waxa maanta kalkiisa ay ahayd xisbiga taladadalka somaliland haya ee kulmiye halkaas oo maanta ay gobolada iyo degmooyinka dalka ay isugu soo baxeen taageerayal aad u tiro badan hadaba waxa magalaada hargeisa isugu soo baxay kumanan shacabka reer hargeisa ah oo dhamantood usoo amabo baxay muujinta taageerada baaxada leh ee ay u hayaan xisbul xaakimka kulmiye iyo murashxiisa musse biixi cabdi waxa dariiqyada magaalada hargeisa aad ku arkaysay shacab aad u tiro badan oo isugu jira haween dhalinyar caruur iyo masuulyiin dadka kala qayb galayay fantasiyaha fagaaraha beerta xorriyada oo u ahayd barkulan ay isku arkeen shacabka iyo masuulyiinta kulmiye waxa halkaasi iyana ku sugnaa murashaxa jagada madaxweyne ee kulmiye oo isna halkaas ku ibo furay weedho badan oo isugu jira barnamijka xisbiga kulmiye fariina u diray bulshada caalamka oo uu tusiyay in jinsiyada somalilnimo lagu noqon karin qaran somaliyeed balse ay shacabka somalialnd tashi iyo talo adag ku abuurteen dawlad la yidhaa somaliland oo haba yaratee wax kaga xidhan aanu jirin dawlad xamar si kastaba ha ahaatee taageerada ay maanta muujiyeen shacabka hargeisa lu nooli ayaa waxa aad moodaa mid ka turjumaysa rabitaanka iyo doonista markale talada xisbiga kulmiye

doorashada madaxtooyada o noqonysa kal kii sadexaad ee ay somaliland ka qabsoonto ayaa si weyn bulshada caalamkunisha ugu haysaa qabsoomideeda iyo hirgalka markale doprasho hal cod iyo murashax ah taasi oo somaliland uga dhigan hadii ay guul ugu qabsoonto mid indhaha caalamka tusisa nidaamka dawladnimo ee ka hanaqaaday guud ahaan somalialand isla markaana laga yaabo inay xidhiidhka bulshada caalamka ay la leedahay u ibo furmo caalamkana saaxiibo badan ku yeelato