Hambalyo Meher Wacan: Idiris Abdi Hirsi iyo Fadxiya Jamac Abdilaahi

Hambalyo-meher1.     Ahmed Iid Aden

2.     Abdifataah Mohamed Ahmed

3.     Khalid Bile Ciise

4.     Saddam

5.     Hassan Ibraahim Elmi

6.     Omer Ali…Omaro

7.     Abdirisaaq Hussein Hassan

Waxaanu Hambalyo Meher u direynaa

Idiris Abdi Hirsi  iyo  Marwadiisa  Qaaliga ah Fadxiya Jamac Abdilaahi

Oo Maanta oo Taariikhdu tahay  5/11/2013 Meherkoodu ka dhacay Hutel Mansoor Hargeisa,Caasimada Somaliland.Waxaanu ku hambalyeyneynaa Ducadii Rasuulka (NNKH) uu Munaasibadan oo kale ku Duceyn Jirey “baaraka laahu laka wa baaraka calayka wa Jamaca Baynakumaa Fil Kheyr. Aamiin………..Aamiin…………Aamiin