Hambalyo Meher Wacan: C/laahi Cabdi Xasan iyo Raxma Maxamed Jaamac

Hambalyo Meher Wacan

 

Gacal iyo  Sokeeyaba   Guurkiina   Lagu  Farax, Guule Lagama waayee Gobanimo Ku Aqal Gala

 

Aabo Cabdi Xasan Maxamed, hooyo Xasna Muxumed  Dhawal, Mustafe Cabdi Xasan iyo xaaskiisa, Axmed Cadi Xasan, Koos Cabdi Xasa,  Faadumo  Cabdi Xasan iyo carruurteeda, Saado Cabdi Xasan iyo carruurteeda, Maxamed Cabdi Xasan, Gaas Cabdi Xasan, Jirde Cabdi Xasan iyo xaaskiisa iyo caruutiisa, dhammaanba qoyska reer Cabdi Xasan iyo  qoyska reer Adeero Jaamac Faarax Xuseen iyo xaaskiisa Maryan Xaaji Xasan, iyo caruurtiisa Ayaan Jaamac Farax, iyo Xamda Jaamac Faarax, Adeero C/laahi Faarax Xuseen iyo xaaskiisa iyo sidoo kale  Khadar Cabdi Muuse, Maxamuud  Ibraahim Maxamed,  Waxay hambalyo kal iyo lab ah u dirayaan.

C/laahi Cabdi Xasan

iyo

Raxma Maxamed Jaamac

 Oo manta  meherkoodu ka qabsoomay Hudheelka Dalxiis ee magaalada Hargeysa waxaanay leeyiiin guurkiinu ha noqdo kii lagu nasto ee lagu negaado, aqalkiinana Illaahay ha idinku gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo.

Aamiin, aamiin, aamiin………………..

Hambalyo Meher Wacan

Abiib  Xasan Filfil,  Cumar Maxamed Faarax, iyo xaaskiisa,  Saleebaan Nuux Cawad iyo xaaskiisa, Edo Maryan Muuse Cawaale, Abiib Muxumed Muuse, Maxamed Daahir Muxumed, Yuusuf Muxumed Qaalib iyo xaaskiisa, iyo Shucayb Jirde Cabdi iyo C/casiis Axmed Jaamac, Cilmi Cumar Diiriye  iyo xaaskiisa,  Khadar Muxumed Muuse iyo Xaaskiisa, Maxamed Isaaq Cilmi iyo xaasaskiisa iyo caruurtiisa,  Sheekh Maxamed Muuse Habane iyo xaasaskiisa, iyo caruurtiisa, Sheekh  Maxamed Cali iyo xaaskiisa, Maxamed Daahir C/laahi iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa, Sheekh Maxamed Muumin Aadan iyo xaasaskiisa iyo carruurtiisa, Jirde Cabdi Xasan iyo xaaskiisa  iyo carruurtiisa iyo Najax Aadan Ibraahim.

Dhamaanba dadkaasi waxay hambalyo u dirayaan boqorka iyo boqoradda

C/laahi Cabdi Xasan

iyo

Raxma Maxamed Jaamac

 oo uu meherkoodu manta oo ay taariikhdu tahay 26/06/2015,  ka qabsoomay Hudheelka Dalxiis ee magaalada Hargeysa waxaanay  Eebe  ha idinku  gaadhsiiyo   aqal-galkiina bash bash iyo barwaaqo.

Aamiin, aamiin, aamiin