HAMBALYO MEHER WACAN: Cabdifataax Maxamed Sh. Xuseen iyo Niciima Khadar Aadan

 

Dhammaan asxaabta hoos ku qoran waxa ay hambalyo meher barkhadeed u dirayaan Mudane Cabdifataax Maxamed Sheekh Xuseen Aadan iyo Marwo Niciima Khadar Aadan oo maanta (10/12/2015) meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa.

Xasan Yuusuf Faarax(Burhan), Khadar Xuseen Daahir (Hayl), Khaalid Ismaaciil Yuusuf Dheglibaax, Khadar Muuse Aadan (Khadar Birre), Xasan Maxamed Cabdi (Qabo), Xuseen Maxamed Jibriil, Maxamed Ismaaciil Xasan, Axmed Maxamed Cali Badde, Cabdimajiid Maxamed Axmed, Cabdishakuur Axmed Cabdiraxmaan, Ayaanle Maxamed Cali, Maxamed-Amiin Cismaan Muuse, Mawliid Maxamed Jaamac.

 

Waxay ugu ducaynayaan:

Baarakalaahu Lakumaa Wa Baaraka Calaykumaa Wajamaca Baynakumaa Bilkheyr.

Qoys nolosha ifka macaankeeda dhadhamiya, aakhirana jano isu hogaamiya Raxmaanku ha ka yeelo.

ILLAAHAY Nabad qab ha ku gaadhsiiyo arooskooda.