HAMBALYO MEHER: Siciid Maxamed Nuur iyo Aamina-Ayaan Aadan Xaaji Diiriye

Maxamed Saleebaan Cumar, Mustafe Sh. Cumar Geeddi, Xasan Maxamed Yuusuf, Mustafe Cabdi Maxamed (Jannaale), Faysal Maxamed Xasan, Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed, Saddaam Carab Xuseen, MM Kastan, Yuusuf Maxamed Xasan, Cumar M Faarax, Caydaruus Sh. Cumar, Yuusuf Daahir, Maxamed Baashe X. Xasan, Ayuub Ibraahim Faarax, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Xasan Cumar Hoorri, Axmed Ismaaciil Muxumed (Axmed Deeq), Dhamme Maxamuud Axmed, Sacad Muuse Cabdi, Huda Sh Yuusuf Cali,  Axmed Warsame Cumar, Axmed Maxamed Cabdillaahi, Khaalid Jaamac Qodax, Mustafe Aadan Nuur, Nuux Maxamed Saleebaan iyo guud ahaanba hawlwadeennada iyo qorayaasha waaxaha kala geddisan ee Mareegaha barta Internetka, Soo-saarayaasha Majalladda WEEDHSAN iyo Wakiillada laamaha kala duwan ee dalalka debedda u jooga WEEDHSAN; waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan:

Siciid Maxamed Nuur

iyo Aamina-Ayaan Aadan Xaaji Diiriye

Oo  October 7, 2012 Meherkoodu ka qabsoomay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii aqalgalkooda ku gaadha bashbash iyo badhaadhe, ubad kheyr qaba na kala hela. Aammiin, Aammiin, Aammiin.