Hambalyo Meher Farxad leh: Maxamed Ibraahin Jaamac iyo Warda Xasan Nuur

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu Farax…. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel..

Hooyo Rooda Xuseen Aadan, Awoowo Xuseen Aadan Guuleed, Ayeeyo Jinaw Xirsi Aw Cabdillaahi, Ayeeyo Canab Aadan Guuleed, Ayeeyo Aamina Warsame, Walaalo Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf,  Walaalo Farax Ismaaciil Haybe, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Habo Ayaan Xasan Aadan iyo Odaygeeda, Habo Hibo Xasan Aadan iyo Odaygeeda, Habo Nimco Xasan Aadan, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Habo Xamda Xasan Aadan, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Habo Farax Cabdi Samatar,  Mustafe Jiciir, Faadumo Jiciir, Fadxiya Jiciir, Nimco Jiciir, Saynab Jiciir iyo Khadar Jiciir, Dhammaan ilma Jiciir iyo Carruurtooda oo dalka iyo dibedda kala jooga, Maxamuud Gaaxnuug Nuur, Carruurtiisa oo kala ah; Cabdi Maxamuud Gaaxnuug, Warda Maxamuud Gaaxnuug, Xamda Maxamuud Gaaxnuug, Hooyo Khadra Mooge, Faysa Khadar Maxamuud, Nuura Khadar Maxamuud, Umalkhayr Khadar Maxamuud, Hoodo Khadar Maxamuud. Adeero Kayse Cabdi Sabuub, Qoyskiisa iyo Carruurtooda, Adeero Ibraahin Nuur Kirix, Adeero Cabdi Nuur Kirix, Dhammaan Qoysaskaas iyo Asxaabtoodu waxay Hambalyo iyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin Hawada u marinayaan;

HAMBALYO MEHERKA MAXAMED IBRAAHIN IYO WARDA XASAN 2018 (2)

Maxamed Ibraahin Jaamac Aw-Timo-Case

Iyo

Warda Xasan Nuur Kirix

Oo Meherkoodu Isniintii oo ay Taariikhdu ahayd 01-da, Bisha 1-aad sannadkan 2018-ka, ka qabsoomay degmada Sallaxlay. Waxay dhammaan Akhyaartani leeyihiin, Allaah ha idinka dhigo Lammaanihii isku raaga ee Guri-galkooda ku gaadha, Bashbash, Barwaaqo, Farxad iyo Raynrayn, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Noqda Qoyskii lagu nastee lagu negaado, wada-jiree nabadgala. Aammiin……… Aammiin…..Aammiin.. Allaah ha aqbalo.