Hambalyo Lamaanaha Dada yar ee (Maxamed Kayse Aw.Cabdi iyo Muna X. Abdi Qase ) Oo Meherkoodu ka Dhacay Qatar

Meherka-Muna-iyo-maxamed“Reerkii Lagu Nastee Lagu Nagaadee Wada jiree nabad Gala allahayaw idinka Yeel Allhayaw Idinka Yeel”

Aabo Xasan Cabdi Qase
Hooyo. Hinda Maxamuud Kaahin
Hooyo. Ugaaso Axmed Cilmi
Iyo Dhamaan Caruurtooda Oo kala ah :
Maxamed Xassan Cabdi Qase
Huda Xasan Cabdi Qase  iyo saygeeda.
Samia Xasan Cabdi Qase
Suhuur Xasan Cabdi Qase
Shukriya Xasan Cabdi Qase
Faadumo Xasan Cabdi Qase
CabdiRaxmaan Xasan Cabdi Qase
Asma Xasan Cabdi Qase
Nura Xasan Cabdi Qase
UmulKhayr Xasan Cabdi Qase
Aamina Cabdi Qase iyo Caruurteeda
Nada Abdi Qase iyo Caruurteeda
CabdiFataax Sulub Ali
Hinda Aadan Cali
Foosiya Ismaaciil X.Axmed iyo Saygeeda iyo Caruurtooda.
Jamiila Maxamed Warsame iyo Caruurteeda
Dhamaan Dadkan Kor ku xusan iyo Qaar kale oo aan la soo koobi karayn Oo kala jooga Dalka Qatar, Norway, Hargaysa iyo Wadamo kale oo badan Waxay Hambalyo Iyo Bogaadin Kal iyo Laab ah u dirayaan Lamaanaha Dada Yar ee kala ah

Boqorka Mohamed Keise Aw Abdi

Iyo Boqoradda Muna Xasan Cabdi Qase

Oo  09.05.2013 Meherkoodu ka dhacay magaalada Doha ee Waddanka Qatar,  waxaanay leeyihiin Lamaanaha Noqda kuwii isku reeya ee isku barwaaqooba, Sidoo kale waxay ilaahay uga baryayayaan in uu Aqal galkooda Ku Gaadhsiiyo Bash bash iyo Barwaaqo. Sidoo kale Eebe U idinsiiyo Ubad Khayr Qaba.

Ugu Damabynti Waxay Ku Soo Gabgabaynayaan Hambalyadoodan Ducadii Rasuulku oo Amintan oo kale uu Odhan jiray ee ahayd
“BAARAKALAAHU LAKA WAA BAARAKA CALAYKA WA JAMACA BAYNAKUMAA BIL KHAYR AW FIL KHAYR”
Amiin…Amiin…Amiin.