Hambalyo Dhalasho Wacan: Cali Axmed Cali iyo Marwadiisa Sabaax Cabdalla Cabdilaahi oo Wiil ugu Dhashay Hargeysa

  1. Wasiirka Madaxtooyada JSL  Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan
  2. Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Axmed Saleebaan Dhuxul
  3. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar
  4. Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada        JSL,  Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)
  5. gaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi
  6. La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan
  7. La taliyaha Dadka la hayb-sooco Mudane Barkhad Jaamac Xirsi
  8. Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Mudane Maxamed Xirsi Xasan (Digaale)
  9. Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Mudane, Abshir Xasan Xaashi    
  10.  Naasir Yuusuf Daahir (Nasir Naska)
  11.  Maxamed Ismaaciil Daahir
  12.  Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo
  13.  Sharmarke Axmed Muxumed
  14.  Cabdiraxmaan Faarax Xasan
  15.  Axmed Yuusuf Yaasiin
  16.  Mowliid Xaashi Maxamed
  17.  Caydaruus Mahdi Xaashi
  18.  Cabdikariin Axmed Jaamac
  19.  Hodan Axmed Jaamac
  20.  Xamda Cumar Cabdi
  21.   Axmed Jaamac
  22.  Maxamed Warsame Xirsi
  23.  Najax Maxamed iyo Ifraax

Dhamaan dadkaasi waxay Hambalyo dhalasho u dirayaan Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Cali Axmed Cali iyo Marwadiisa Sabaax Cabdalla Cabdilaahi oo wiil ugu dhashay Magaalada Hargeysa, 10/12/2013 wiilkaas oo loo bixiyey Anas Axmed Cali.

waxay leeyihiin soo barbar oo Noqo kii Dalkiisa, Diintiisa iyo waalidkiiba anfaca

AAMIIN          AAMIIN         AAMIIN          AAMIIN