HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH: Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen iyo Hindiya Xaaji Yare oo Wiil ugu dhashay Seattle

Aabbo Cali-Nuur Axmed-yaasiin, Hooyo Caasho Ibraahin Maxamed, Hooyo Khadiija Maxamed Xasan Faadumo Cali Nuur, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Maryama Cali Nuur, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Aamina Cali Nuur, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Rooda Cali Nuur, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Khadra Cali Nuur, Xaliimo Cali Nuur, Sagal Cali Nuur, Aadan Cali Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdillaahi Cali Nuur, Siciid Cali Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdirisaaq Cali Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdicasiis Cali Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda.   Qoyska Reer Cali Nuur Axmed Yaasiin, Reer Caaqil Muuse Axmed-yaasiin iyo waxay dhaleen guud ahaan meelkasta oo ay kala joogaan Ibraahin Xirsi, Dhammaan ilma Macallin, Dhammaan Reer Xuseen Xamari, Dhammaan ilma Maxamed Xaaji-yare, ilma Mukhtar Cali-yare iyo ilama Faarax Cali Yare, waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan

Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Xamari

iyo

Hinda Xaaji yare

Oo Wiil ugu dhashay Seattle Washington dalka Maraykanka Khamistii oo ku beegnayd September 11 2014, waxaana Wilkaas oo loo bixiyey Bukhaari Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ay dhammaan dadkani leeyihiin Waynoow, Soo Barbaar oo Allaah hakaa dhigo Wiilkii Diintiisa, Dalkiisa, Dadkiisa iyo Naftiisaba Anfaca.

Aamiin………Aammiin……Aammiin….Allaah ha aqbalo.