Hambalyada Shirkadda Dahabshiil Ciidal UDHA

Maareeyaga Guud ee Dahabshiil Operations Center, Mne Cabdiraxmaan Cali Cabdi, isaga oo ku hadalkiisa magaciisa, magaca Guddoomiyaha Shirkadda, Mne Maxamed Siciid Ducaale, magaca Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil, Mne Cabdirashiid Maxamed Siciid, iyo dhammaabna Mareeyayayaasha Guud ee shirkafdaha SOMTEL, Dahabshiil Bank International iyo Ganacsiga guud, saraakiisha iyo wakiillada Shirakadaha Dahabshiil, waxa uu hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa dhammaan macaamiisha shirkadda, meel kasta oo ay joogaanba, waxana uu u rajaynayaa in Ilaahay ka abaalmariyo  oo kuman laabo camalkooda san, ayna ku ciidaan Ciid Mubaarak, Ciidal Caafiya. Aamiin.