Halkan Ka Dhegayso Wararka iyo Barnaamijyada RADIO HIRAD ee Todobaadkan

radio HiradAkhristayaasha Mudan ee si tooska ah ugu xidhan shabakadda Somalilandpost iyo bulshada kale ee Afka Soomaaliga ku hadashaba, waxa aanu ugu bushaaraynaynaa in Maanta wixii ka bilaabma aanu  si joogto idiinku soo gudbin doono todobaad kasta Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Idaacadda Radio Hirad oo ay wada-shaqayn la leh Hay’adda FREE PRESS UNLIMITED oo suxufiyiinta Soomaaliyeed ku caawisa tabobarro iyo Aqoon-korodhsiyo la xidhiidha Mihnadda Saxaafadda iyo Akhlaaqda Suxufiga looga baahan yahay.