DHEGAYSO: Xukuumadda Iyo Mucaaradka Oo Si Adag Uga Doodday Muddo-Kordhinta Iyo Doorka Faro-gelinta Beesha Caalamka oo mowqif midaysan ka muujiyeen

Faysal Iyo CukuseHargeysa (SLpost)- Xukuumadda iyo Mucaaradka Somaliland, ayaa mowqif isku mid ah ka muujiyey faro-gelinta Beesha Caalamka kaga hadashay nidaamka siyaasadeed ee dalka ee ay ka hadashay go’aankii golaha Guurtidu muddo-kordhinta ugu sameeyeen Xukuumadda iyo Golaha Wakiilada.
Dood adag oo Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-du maanta u qabatay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), waxa ay kaga hadleen muddo-kordhinta xukuumadda loo sameeyey iyo dib-u-dhaca ku yimi doorashooyinka.

HALKAN KA DHEGAYSO DOODDA DHEXMARTAY XUKUUMADDA IYO MUCAARADKA