Halkan Ka Daawo Barnaamij Qiiro Badan Oo Xaawa Oo Indhaha Ka Naafo Ah Ay Kaga Sheekaynayso Nolasheeda iyo Isbadalkay Nafteeda Ku Samaysay

Hargeysa(SLpost)-Halkan ka daawo barnaamij qiimo badan oo Xaawa oo araga ka naaf ah ay kaga sheekaynayso nolsheeda,isbadaladii ay samaysay iyo sida aanay bulashadeenu u taageerin qofka ay u arkaan inuu kala dhiman yahay ama lixaadkiisa wax ka maqan yihin.