Halkan Ka Akhri Warqadii Guddoomiye Cirro U Diray Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa madaxweyne Axmed Siilaanyo u gudbiyay warqad ka hadlaysa in aanu awood u lahayn inuu soo celyo go’aanada ay gaadhaan golaha wakiilada, isla markaasna aan looga baahnayan inuu saxeexo ama so celiyo.

halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa qoraalkaas oo dhamaystiran

11205557_953321638047733_3587878283092552672_n 11039238_953321674714396_2923309452686252856_n 11986994_953321714714392_3954563960193936253_n