“Haddii Cabdiraxmaan Cirro ogolaanwaayo natiijada uu weli ka hadlaayo, waxa iman doonta in aannu dalka mar dambe waxba ka noqon doonin” Danjire Cawil.

‘Haddii Cabdiraxmaan Cirro ogolaanwaayo natiijada uu weli ka hadlaayo oo taageerayaashiisa, odayaashiisa iyo beeshuba ka hadlayso waxa iman doonta in aannu dalka mar dambe waxba ka noqon doonin.’ Amb. Cawil.

Hoos Ka Daawo Waraysi Xaasaasi ah oo HCTV la yeeshay Siyaasi Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil).