Haddaanu nahay dhalinyarada, waxgaradka, Culimo-awdiinka iyo siyaasiyiinta Degmada Gacan-Libaax waxaanu ka mahad celinaynaa 10kun ee ay nagu deeqday Somtel

Dhamaan Anaga Oo Ah Dhalinyarada Waxgaradka Culimo Awdiinka Siyaasiyiinta Xaafada Gacan Libaax Waxaanu U Mahad Celinaynaa Shirkda Somtel Oo Barnaamij Horumarineed Ka Fulisay Degmada Gacan Libaax  Waxaanu Leenahay Shirkada Somtel Maaha Tii Idiinku Horaysay Ee Yaanay Noqon Tii Idiinku Danbaysay   Waxaanu Marlabaad Iyo Mar Saddexaad U Mahad Celinaynaa  Shirkada Somtel  Oo Manta Nagu Warejisay  50 Fosto Oo Daamur Ah Lacagtooduna Dhan Tahay 10 Kun Oo Dolar Waxaanu Soo Dhawynaynaana Cidkasta Oo Deeq Noocan Oo Kale Ah Ka Gaysanaysa Dhammaan Degmada Gacan Libaax

 Magacyada

1.       Axmed Nuur Axmed

2.       Cawil Xasan Ducaale

3.       Deeqa Dayin Boodh

4.       Kinsi Muxumed Aw Axmed

5.       Axmedyasin Liban Muxumed

6.       Maxamed Ali Maxmed (Maxda)

7.       Mukhtar  Maxamed Axmed(Mukho)

8.       Iyo Dhmaan Dhalin Yarada Xaafada Gacan Libaax