Gudoomiye Cirro oo Geel dhaqasho ah la siiyey+Weedhaha & Kaftankii lays-weydaarsaday

Burco(Slpost)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo maalmihii u dambeeyey socdaal taageero-raadi ah ku marayey deegaamo ka tirsan Gobolka Togdheer, ayaa la gudoonsiiyay Xoolo Ishin oo dhaqasho ah, iyadoo madasha guddoomiyaha lagu guddoonsiiyey Xoolaha laysku weydaarsaday weedho kaftan ah

HOOS KA DAAWO WARKAN OO FAAHFAAHSAN

https://youtu.be/gWFas39ue10