Gudoomiyaha Xisbiga UCID Iyo Cali Khaliif Galaydh Oo Booqasho Ku Tagay Gobolka Awdal (DAAWO SAAWIRRADA)

Wafti ka kooban Gudomiyaha Ahna murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh, Xubno ka mid ah Guddida Wada Hadalada Somaliland iyo Khaatumo oo kala ah Wasiirka Waxbarashada C/laahi Habane iyo Wasiiru Dawlaha Waxbarashada Maxamed Xaaji Aadan iyo Masuuliyiin kale oo ka mida Khaatumo ayaa Maanta booqasho ku tagay Gobolka Awdal .

IMG_9767Waxaanay Waftigu ugu horayn Booqdeen Jaamacadda Camuud oo ah Dugsigii uu wax ku soo bartay Cali Khaliif Galaydh, SIdoo kale Waxaa ay waftigani ay soo booqdeen qyebo ka mid ah Magaalada Borama .

Waftigana aya magaalada Borama ku sugnaan Doonaa muddo Laba Maalmood .

IMG_9841 IMG_9828 IMG_9825 IMG_9809 IMG_9802 IMG_9793 IMG_9788 IMG_9785 IMG_9784 IMG_9783 IMG_9771 IMG_9767 IMG_9755 IMG_9748 IMG_9747 IMG_9744 IMG_9737 IMG_9731 IMG_9728 IMG_9727 IMG_9701 IMG_9691 IMG_9689 IMG_9686 IMG_9685 IMG_9680 IMG_9651