Gudiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland oo hambalyo udirey gudigii darajo qeybinta ciidamada

Hargeysa (SLPost)- Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland oo ay  shalaysi wada-jir ah  Shir-jaraa’id u qabteen Guddoomiyaha Guurtida, ayaa madaxweynaha iyo guddidii qiimaynta Derejooyinka ku hambalyeeyey hirgelinta iyo nidaamka loo maamulayey derejooyinka ciidamada.

DHEGAYSO: 30981

mobile