Guddoomiyihii Maxkamadda Racfaanka Ee Awdal Iyo Salal Oo Is Casilay

Boorama (SL.Post) Guddoomiyihii Maxkamadda racfaanka gobolka Awdal iyo Salal Idiris Faarax Muuse ayaa shaaciyay inuu xilkii gudoomiyenimo iska casilay

gudoomiye

Gudoomiyaha maxkamada racfaanka Gobolka Awdal ayaa si kooban uga hadlay iscasilaadiisa waxana uu ku sababeeyay wada shaqayn la,aan dhexmartay isaga iyo bahda Garsoorka.

 

Halkana ka daawo.

Somalilandpost.net