Guddoomiye Muuse Biixi oo ka hadlay Xanta Muddo-kordhinta Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ahna Murashaxa madaxweyne ee Xisbiga, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Warar sheegaya Muddo-kordhin mar kale loo sameeyo madaxweyne Siilaanyo iyo kuxigeenkiisa, taas oo Xanteedu dibadda u soo baxday isla markaana si weyn loo hadal-hayey maalmihii u dambeeyey.

Hoos ka daawo Warkan oo Muuqaal ah