Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee Golaha Wakiillada Oo Gaadhay Laascaanood

Laasacaanood (SL.Post) Wefi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo uu wehelinayay Wasiiru dawlaha nabadaynta gobolada bari ee Somaliland Cabdirashiid Xuseen Carab (Gargaar), ayaa maanta gadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

 

 

 

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada ayaa markii uu gaadhay magaalada Laascaanood, waxa halkaasi ku soo dhaweeyay masuuliyiinta gobolka, Degmada, madaxdhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Laascaanood.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

Somalilandpost.Hargeysa