Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Heshiiska Dhex-maray WADDANI Iyo Isbaahaysiga KULMIYE

(SL.Post) Gudoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ka hadlay heshiiska ay kala saxeexdeen masuuliyiinta xisbiga WADDANi iyo siyaasiyiinta garabka isbahaysiga oo maanta shaaciyay inay ku biireen xisbiga WADDANi,

maxresdefault

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan.

Somalilandpost.net