Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Soo Bandhigay Hannaanka Loo Kala Maarayn-karo Abaaraha Iyo Doorashada

????????????????????????????????????

(SL.Post) Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sharraxay qaabka keliya ee loo kala furdaamin karo abaarta iyo doorashada. xilli uu hadal ka jeediyey madal lagu shaacinayey heshiis midow ah oo dhexmaray Garabkii Jamaal Cali Xuseen ee xisbiga UCID iyo xisbiga KULMIYE oo ka dhacday maanta huteelka Maansoor ee Hargeysa.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

Halkan ka DAAWO hadalka Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE.

Somalilandpost.net