Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Xubnihii Xirsi Hor-kacayey Ee WADDANI Ku Biiray

(Sooltoday) Dhawaan ayay ahayd markii siyaasiyiin ka tirsanaan jiray xukuumadda Somaliland iyo weliba xisbiga talada haya ee KULMIYE ay ku bireen xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI. Waxay hore u qaadaceen doorashadii loogu doortay Guddoomiye Muuse Biixi inuu xisbiga musharrax Madaxweyne u noqdo.

14716322_10209251210650997_6706991657419076224_n

Haddaba waxaa baryahan dalka Ingiriiska ku suganaa wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Axmed Siilaanyo, uuna ka mid yahay Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ahna musharraxa Madaxweynaha ee xisbiga Muuse Biixi.

Weriyaha BBC Cabdiraxamaan Bidhaan Xaaji Daahir ayaa studiyaha BBC ee London ku wareysatay Muuse Biixi, ugu horreyna weydiyey ujeedadada socdaalkiisa.

 

Halkan ka dhagayso.

Sooltoday/News