Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Dacwadii WADDANI U Gudbiyay Maxkamadda Sare

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dacwadii xisbiga WADDANI uu u gudbiyay Maxkamadda Sare ee la xidhiidhay go’aanka Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ku kala qaaday doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada.

hqdefault

 

Halkan ka daawo.

 

Somalilandpost.net