Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka WADDANI oo tacsi u diraya Geerida Marxuum Cabdishakuur Sh. Cali Jowhar

Gudoomiyaha urur siyaasadeedka WADDANI, Dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe  iyo taageerayaasha ururka WADDANI waxay iyagoo ka Murugaysan tacasi u diryaan Marwo Amina Cabdi Jaamac (Steeg) , eheledii, qaraabadii iyo dhmaan shacbiga Somaliland ee uu  ka baxay

Marxuun Dr, Cabdishakuur sheekh Cali Jowhar oo ahaa Xubin Guddida Fulinta ee Ururka WADDANI oo  ku geeriyooday Shil Gaadhi Maanta magaalada Dila ee Gobolka Awdal

Waxaanu Eebo uga baryaynaa innu ja’nadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan Xubnaha WADDANI iyo Shacbiweynaha Somaliland samir iyo iimaan inga wada siiyo.

 oo أنا لله وأنا إليه راجعون

Md . Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)

Gudoomiyaha urur siyaasadeedka WADDANI