Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo Ku Dhawaaqay Go’aanka Kala Qaadista Doorashooyinka

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Aadan X. Cali Axmed, ayaa ku dhawaaqay go’aanka ay ku kala qaadeen soo jeedintii Madaxweyne Siilaanyo ee ahayd kala qaadista labada doorasho ee Golaha Wakiillada iyo Madaxtooyada Somaliland.

14470878_906975179408140_2073666329_n

 

Halkna ka dhagayso.

Somalilandpost.net