Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Labada Doorasho Ee La Kala Qaaday

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay go’aankii Madaxweyne Siilaanyo ku kala qaaday labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada.

 

salee

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

Somalilandpost.net