(SL.Post) Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahim oo maanta kulan la qaatay guddida joogtada ee Golaha Guurtida, ayaa faah-faahin ka bixiyay ujeedada kulan lagaga hadlaya kor u kaca qiimaha sarifka Dollarka.
Halkan ka daawo.
Somalilandpost.net