Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Somaliland, ayaa maanta hortagay Guddi-hoosaadka Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada, waxaanu halkaas guddiga warbixin kaga siiyey hawlaha wax-qabad ee hay’adda uu masuulka ka yahay.
Hoos ka Daawo Muuqaalkan Warbixin oo dhammeystiran