Guddiga Qardaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Tartanka 8 Mashruuc oo Xukuumaddu ka hirgelinayso Dalka

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland, ayaa shaaciyey 8 Mashruuc oo xukuumaddu ka hirgelinayso dalka, kuwaas oo loo tartami doono isla markaana si caddaalad ah oo siman loogu soo bandhigayo dad weynaha.

Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Md Nuux Maxamed Xuseen oo maanta saxaafadda la hadlay, ayaa shaaciyey mashaariicda iyo noocyada ay yihiin waxaanu sheegay in loogu tartami doono si caddaalad ah.

FAAHFAAHINTA WARKAN OO DHAMMEYSTIRAN, KAGA BOGO MUUQAALKAN HOOSE

https://www.youtube.com/watch?v=N_ZVWBRksh8