Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo shaaciyey Shirkado ku guulaystay 11 Mashruuc oo dalka laga hirgelinayo

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka, ayaa maanta shaaciyey Shirkaddaha ku guulaystay 11 Mashruuc oo xukuumadda Somaliland ka fulinayso Gobollada dalka, mashaariicdaas oo u badan xarumo Caafimaad oo loo dhisayo Hooyada iyo Dhallaan-ka.

Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Ismaaciil oo saxaafadda u soo bandhigay shirkadaha ku guulaystay tartan loo galay fulinta mashaariicdaas.

FAAHFAAHINTA WARKAN KAGA BOGO MUUQAALKAN HOOSE