Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Shirkadaha ku guulaystay Mashaariic loo tartamay

 

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey Shirkadaha ku guulaystay Mashaariic fulintooda loo tartamay.

Mashaariicda oo ah gaadiid loo doonayey hay’adaha dowladda iyo dhismayaal loo dhisayo, waxa inay tartankooda ka qayb-galayaan iyo dokumentiyada sharciga ah ee looga baahan yahay u gudbiyey shirkadihii ka qayb-qaatay tartanka.

Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen, ayaa faahfaahiyey qaabka loogu kala guulaystay Toddobada mashruuc iyo shirkadaha Fulinaya.

Warkan oo faahfaahsan kaga bogo muuqaalka hoose