Guddiga Doorashooyinka oo ka hadlay Kaadhadka Codbixinta ee la kala iibsado iyo go’aan ay soo saareen

Hargeysa (SLpost)- Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa ka hadlay Kaadhadhka Codbixinta oo muddooyinkii u dambeeyey laysla dhexmarayay in la kala iibsanayo isla markaana ay Ciidamada Boolisku maanta soo bandhigeen Tobanaan Kaadh oo ay qabteen iyo dadkii iibsanayey, waxaanay guddiga Doorashooyinku soo saareen go’aan wax lagu xakamaynayo tallaabooyinka sharci-darrada ah oo waxyeellayn u gaysanaya habsani u socodka qabsoomidda Doorashada.

Hoos Ka Daawo Warkan oo faahfaahsan