Guddiga Dhex-dhexaadinta Xukuumadda iyo Mucaaradka oo ka warbixiyey Natiijada Wax-qabadkoodii u horreeyey

 

Hargeysa (SLpost)- Ergadii Dhexdhexaadinta Ka wadday Xukuumada iyo Xisbiga Waddani Oo Kulan Warbaahineed Ku Qabtay Magaalada Hargaysa Ayaa Sheegay in Ay Aqbaleen Ergadoodii Dhinacyadii Ay khusaysay

Waxay Sheegeen in Xukuumada iyo Xisbiyada Mucaaradku Kalsoonidii Siiyeen Sidaana Ay Ku Haw Galayaan, waxaanay labada dhinac Ka Codsadeen In Ay ILaaliyaan Shuruucda Dalka Oo Aanay Qaadin Talaabo Carqalad Ku Ah Dhexdhexaadnimadooda

Gudidu Waxay Cadeeyeen in Ay Madaxwaynaha Somaaliland Ka Codsadeen inuu sii Daayo Saddex Qof Oo Siyaadsad  u Madaxwaynuhuna Ka Aqbalay.