Guddiga Abaaraha Somaliland oo ka Jawaabay Tuhunno lala xidhiidhay (DAAWO MUUQAALLO)

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????Hargeysa (SLpost)- Guddida Abaaraha ee Heer qaran Oo Shir Qaatay Saddex Maalmood oo ay la yeesheen Madaxweynaha iyo Qaybo ka Mida Xukuumada ayey Xalay ka Soo baxeen Go’aamo lagama maarmaan u ah xaalada Abaaraha ee dalku ku jiro iyo Jawaabo ay iskaga Difaaceen Dadka Guddida Eedaymaha u Jeediyay.